Ku soo dhawoow Marwaan Institute, machadkaaga koowaad ee barashada luuqadaha iyo dhisidda mustaqbalkaaga. Hadafkayagu waa inaan kuu fududaynno barashada luuqadaha si aad u gaarto guul shakhsiyeed, mid waxbarasho, iyo mid xirfadeedba. Haddii aad tahay arday raba inuu horumariyo aqoontiisa, qof shaqaynaya oo doonaya inuu ballaariyo fursadihiisa, ama qof raba inuu barto luuqad cusub si uu ula xiriiro dadyowga kale ee caalamka, waxaan kuu diyaarinay agab iyo casharro casri ah oo ku habboon baahidaada iyo waqtigaaga. Maanta nala bilow safarkaaga waxbarasho, oo baro luuqadda aad ku haminayso.

Maanta nala bilow safarkaaga waxbarasho, oo baro luuqadda aad ku haminayso.